Maamulka Somaliland oo kasoo horjeestay go,aankii villa Soomaaliya ka qaadatay danjiraha Qaramada Midoobay.

Somaliland ayaa sheegtay in uusan khusayn go’aanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya dalka uga ceyrinayso Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soonaaliya Nicholas Haysom.

Halkaa  hoose ka akhriso.

<