
Xildhibaan Xaamid Ismaaciil Xirsi oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in guddiga doorashada Baarlamaanka ee maanta la doortay waqtigooda ay ku egtahay maalinta Jimcaha, wixii ka dambeeyana Xildhibaanadu ay dooran doonaan guddiga rasmiga ah ee doorashada Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa .
Doorshada Puntland ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 8 Janaayo 219.
Dhegayso.