DEG-DEG:- Guddiga doorashada guddoomiyaha barlamaanka Puntland iyo ku xigeenadiisa oo la magacaabay.

Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Barlaamanka Puntland Yaasiin Xuseen Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Barlamanka Puntland.

Xildhibaanada barlamaanka ayaa meel mariyay guddigaan oo maamulidoona doorashada guddomiyaha barlamaanka iyo ku xigeenadiisa oo la filayo inay dhacdo afarta bishaan.

Halkaan hoose ka akhriso guddiga iyo magacyadooda.

<