TOOS:- Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo la dhaariyay lana guddoonsiiyay aqoonsigooda

Xubnaha cusub barlamaaka Puntland ayaa goor dhowayd maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, iyadoo loo qeybiyay aqoonsiga cadaynaya xubinimada Barlamaanka Puntland.

Ammaanka xarunta barlamaanka ayaa aad loo adkeeyay iyadoo gabi ahaanba la xiray wadooyinka soo gala.

HALKAAN KA DAAWO.

TOOS : Xarunta Baarlamanka Puntland ee Garowe

SlÄet op af SBC Somali TV i Mandag den 31. december 2018

<