(Dhegayso) Ururuka ONLF oo Xisbi siyaasadeed kaga dha waaqday Jigjiga

Jabhada Xoraynta wadaniga ee Ogaadenia ee ONLF ayaa maanta magaalada Jigjiga kaga dhawaaqday in ay samaysteen Xisbi siyaasadeed uga qayb gala doorashada Itoobiya ee 2022ka  .

 

Xoghaya Xisbiga ONLF C/raxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo shir jaraaid maanta ku qabtay Jigjiga ayaa sheegay in maadaama ay Itoobiya ogolaatay in ay soo xaroodaan qaybna ka noqdaan siyaasada dalka Itoobiya ay diyaar u yihiin in si nabad galyo ah ay xaqooda ku raad sadaan hadii loo ogolaaday  .

 

Waxa uu sheegay in markii horeba dagaalka ay ku qasabtay dowladda Itoobiya.

1991kii ayay ONLF ugu dambaysay masraxa siyaasada ee dalka Itoobiya ,ayna soo afjareen colaadii 20ka sano  kabadan soo socotay .

Dhegayso.

 

 

<