(Dhegayso) Gudoomiyaha Guddiga khilaafaadka Baarlamaanka oo ka hadlay cabashada Beelaha Xubnahooda laga tagay

Gudoomiyaha guddiga khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka Puntland Caaqil Cismaan Ismaaciil Bare ayaa Maxkamada horteeda maanta ka sheegay in guddiga ay si cadaalad ah u soo xuleen xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland ,isagoo sheegay in aysan jiein wax gabood fal ah.

Waxa uu sheegay in ay raaceen nidaamkii Puntland ay u soo xuli jireen Baarlamaanka , wxii dood ah oo laga qabana ay ku qan cin doonaan beelaha wax tabanaya .

Dhegayso.

<