(Dhegayso) Aragtida dadweynaha Puntland iyo Baarlamaanka Cusub

Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso ayaa soo dhaweeyay  Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu dhawaaqay .

 

Dhinaca kale shacabka ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin in gabar kaliya ay Baarlamaanka Puntland ka soo muuqato.

Nimo oo kamid ah Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay in ay kali ku noqoto Baarlamaanka , balse ay odayaashii soo doortay ay uga mahad celinayso sida ay utix galiyeen.

Madaxweynaha Puntland  C/wali Gaas ayaa dhowr mar ku cel celiyay in qoondada hawenka la ilaayo , waxaana muuqatay in dowrkii haweenka ee siyaasada ay meesha ka maqantahay .

 

Dhegayso.

 

<