Liiska xildhibaanada barlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqayo galabta.

Liiska xubnaha Golaha wakiilada Puntland ee 5-ta Sano ee soo socota ayaa lagu dhawaaqayaa galabta makhribkii, sida ay Puntlandi u sheegeen xubno kamid ah guddiga xaqlinat khilaafaadka.

Dhammaan magacyada 66 xildhibaan ayaa liiskooda la shaacindoonaa iyadoo labada bisha koowaad ee sanadka cusub lasoo xarayndoono xildhibaanada Puntlland, kadibna ay guda galidoonaan diyaarinta doorashada guddoomiyaha barlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Udiayar garowga doorashada madaxtinimada iyo tanka barlamaanka ayaa si aad ah looga dareemayaa iyagoo magaalada Garowe ay la ciir ciiriso dad isaga kala yimid gudaha iyo dibada.

Puntlandi.com

 

 

 

 

 

<