Dhagayso Cali Xaaji Warsame oo u hambalyeeyey, lana dardaarmay Xildhibaanada cusub ee Puntland

Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Raga u tartamaya Dooradhada Madaxweynanimada Puntland 2019 ayaa baaq isugu jira Hambalyo iyo Dardaaran u diray Xildhibaanada Cusub ee Puntland.

Musharax Cali Xaaji ayaa Xildhibaanada cusub wuxuu ugu baaqay iney shacabka Puntland iyo waliba Shacabka Soomaaliyeed ee si daacad ah ugu adeegaan.

Hoos ka dhagayso Cali Xaaji

<