
Gudoomiyaha degmada Garoowe , Taliyaha qaybka gobolka Nugaal, iyo xubno ka socday maamulka Muuse Biixi ee Hargaisa ayaa maanta Laas-caanood kula kala wareegay Maxaabiis ay kala haysteen labada dhinac .
Intii aysocotay kalawareejinta Maxaabiista ayaa mas,uuliyiin hogaaminaysay malayshiyaadka Hargaisa waxa ay bilaaben muran iyo jaafaa jiri, waxayna ku sigteen labada dhina in uu dagaal uu ka dhex dhasho .
Halkan ka daawo