Kulan lagu taageerayay musharax Eng, Abdiqaadir Cabdi Warsame oo taleex lagu qabtay.

Munaasibad lagu taageerayay musharax madaxweyne ku xigeen dowladda Puntlnd Eng Abdiqaadir Cabdi Warsame ayaa ka qabsoontay magalaada taleex ee gobolka Sool., waxaana soo qaban qaabshay dadwaynaha degmada taleex.

Waxay musharax umuujiyeen taageerada ay u hayaaan waxbadkiisii hore islamarkaaan waxay sheegeen inuu musharuxu yahay nin uqalma qabashada xilka madaxwayne ku xigeenka.

TALEEXMunaasibad taageerida mushraax madaxwayne ku xigeen puntland Eng abdiqadir abdi warsame oo ka dhacday degmaad taleex

SlÄet op af Abdiqani Fantastic Axmed i Torsdag den 27. december 2018

<