(Dhegayso) Shir ku saabsan dowrka siyaasada haweenka oo Bosaaso lagu qabtay

Wasaarada haweenka iyo horumarinta qoyska ee dowladda Puntland ayaa manaada Bosaaso waxa ay ku daah furtay kulan lagu dhiiri galinayay haweenka in ay qayb weyn ay ka noqdaa xubnaha golaha deegaanka ee dowladdaha hoose .

Kulnak ayaa waxaa goob joog ka ahayd Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska ee Puntland Maryan Axmed Cali

Haweenkii ka soo qayb galay kulanka ayaa isku raacay in caqabada hortaagan ay tahay Nabadooda soo xula xubnaha beelaha umatalaya dowladda .

Halkan ka dhegayso .

<