
Duqa degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdi Samad ayaa maanta waxa uu kormeer shaqo uu ku tagay Suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo ee Xera dayax .
Duqa oo ka warbixiyay ujeedka kormeerkiisa ayaa waxa uu ku sheegay in dhawaan suuqa lagu samayn doono dib u habayn ,iyadoo dadka sida sharci darada ah udagan suuqa uu digniin udiray .
waxa uu ku baaxay in lafuro wadooyinka dhexmari doona suuqa ,si uu u fudu daado isku socodka gaadiidka iyo dadka.
Halkan ka dhegayso.