(Dhegayso) Maxay tahay caqabadaha ka hor taagan Haweenka ka qaybgalka siyaasada ?

Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska ee dowladda Puntland ayaa maalmahan magaalada Garoowe waxa ay ka waday kulamo lagu dar dargalinayo doorka haweenka iyo siyaasada  dalka.

 

Waxa sidoo kale laga hadlay sabaha keenay in ay haweenku ay ku yaryihiin xarumaha dowladda waxaana laysla soo qaaday sidii ay haweenku uga dhex muuqal haayeen Baarlamaanka Puntland iyo xarun kasta oo dowladeed .

 

Haweenkii kulanka ka soo qaybgalay ayaa waxa ay ka sheekeeyeen caqabadaha ka haysa in ay qabtaan jagooyinka sar sare ee  xarumaha dowladda iyo kamid noqoshada Baarlamaanka.

Halkan ka dhegayso.

 

<