Daawo : – Kulan soo dhaweyn iyo isbarasho ah oo xalay Magaalada Copenhagen ee Dalka Danmark ku dhex maray Sentor Bootan Barre iyo Xildhibaanada Barlamaanka Sweden ee Layla Cali Cilmi Xoosh

Kulan ah is barasho, soo dhaweyn iyo is xog wareysi ah oo xalay ku dhex maray magaalada Copenhagen ee Cariga Danmark Siyaasiga Somaaliyeed ee Ruuga Caadagaha ah, isla markaana ah Mudane ka tirsan Aqalka Sare Dawlada Federaalka Somaaliyeed Sentor Bootan Bare πŸ‡ΈπŸ‡΄ iyo Xildhibaanad layla Cali Cilmi Xoosh πŸ‡ΈπŸ‡ͺ oo ah Gabadh Somaaliyeed oo ka tirsan Barlamaanka Dalka Sweden.

Kulan kaas oo ku qabsoomay, kuna soo gabagaboobay jawi aad u qurux badan