(Dhegayso) Warbixin : sidee looga hortagi karaa xaalufka deegaanka

Tan iyo wixii ka dambeyay bur burkii dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya waxaa xaaluf ba,an lagu haya dhirta laga shido dhuxusha siiba gedka loo yaqaan Galoolka.

Deegaano badan oo kamid ahaa dhul daaqsimeed ayaa isku badalay meel saxare ah ,oo aan lagu arag wax geed ah.

Dowladda Puntland ayaa bilowday olole lagula dagaalamayo nabaad guurka deegaanka iyo dadka dhuxusha shida .

Mudooyinkii udambeeyay waxaa soo yaraanayay isticmaalka dhuxusha , waxayna dadku taa badal keed ay isticmaalaan  Girgiraha gaaska ah ee cuntada lagu karsado.

sidookale waxaa jira qoysas barakacayaal ah oo aan awoodin in ay iibsadaan  Girgiraha Gaaska ah .

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas oo bulshada uga digaya dhibaatada ay leedahay dhir jarista .

Hadaba halkan ka dhegayso warbixinta uu wariyaha Puntlandi.com ee Bosaaso uu  ka diyaariyay  xaalufka deegaanka lagu hayo .

Sawiro.

 

 

<