(VIDEO ) Halkee wax marayaan Dhismihii Dekedda Garacad?

Waxaa meel wagaansan maraya dhismaha Dekedda Garacad oo uu dhawaan dhegax dhiga Madaxweynaha dowladda Puntland mudane Cabdiwali Cali Gaas .

Dhismaha Dekedda Garacad ayaa bilaabatay  bishii 11-27-2018 .

Halkan ka daawo ,halka ay wax marayaan .

 

<