Dowlada Federaalka oo Xasan Daahir Aweys Ka mamnuucday Facebook kadib markuu dhaleeceeyay Xakuumada

Villa Soomaaliya ayaa Xasan Daahir Aweys ka qaadey Qalabkii isgaarsiinta ee uu ka isticmaali jiray BarahaBulshada.

Xasan Daahir Aweys ayaa waahadaanba wuxuu sitoosa oo LIVE ah ugasoo hadli jiray Faceboog-ga, maalmihii u dambeysay wuxuu dhaliilayay Xukuumada Federaalka tasoo ay dhibsadeen Villa Soomaaliya.

Ciidan hubeysan ayaa Xalay waxay xoog ku galeen Guriga uu Muqdisho ka degan yahay Xasan Daahir Aweys waxayna ka qaadeen teleefoonkii iyo Ipad-gii waxayna ka manuuceen inuu mar dambe isticmaaki Qalabka Digitaalka.

Xasan Daahir Aweys ayaa Sanadihii laslo dhaafay wuxuu ku jiray xabsi guri, euxuuna shalay ka hadlay Xariga Mukhtaar Robow isagoo xukuumada ku dhaleeceeyey faragalinta ay ku sameeyeen Ololihii Doorashada ee Mukhtaar Robow.

Puntlandi.com
Muqdisho

<