
Maxkamada Darajada koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday nin lagu eedeeyay in uu ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Ninkan ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada, isla markaana sahmin jiray goobaha ay kooxdu rabaan in ay ka fuliyaan qaraxyada.
C/qaadir Abuukar Shaacir waxa uu ahaa 41 jir ka rirsanaa Al-shabaab ,mudo dhowr sano ahna ka bar nar dagaalamayay .
Xukunka Maxkamada waxaa ku dhawaaqay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Cabdullaahi Buule .
Dhegayso.