Daacish iyo Al-shabaab oo markale ku dagaalamay gobolka Gedo

Deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo xalay waxaa ku dagaalamay kooxaha Al Shabaab iyo Daacish .

Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku ku dhawaad 10 dagaal yahan oo ka kala tirsan Al-shabaab iyo Daacish .

Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii labada dhinac ay iclaamiyeen midba midka kale inuu dagaal ku qaadayo, waxaana dagaalkii ugu dambeeyay uu sababay dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada dhinac.

Xaalada ayaa saaka ah mid dagan ,waxayna dadku ay bilaabeen in aysaga barakacaan gobihii ay ku dagaalamen Al-shabaab iyo Daacish.

 

<