
Shacabka ku dhaqan deegaanka Durduri ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay ka cabanayaan xaaluf ba,an oo lagu hayo deegaanka .
Raga dhuxusha shida ayaa la sheegay in ay hubaysan yihiin .
Hadaba Faadumo Jaamac Jibrii waxa ay u dhaq dhaqaaqdaa arimaha deegaanka , waxa ay ka warbixinaysaa xaalufka ka jira deegaanka.