(Dhegayso ) Col Caare oo ku hanjabay in dagaal kama dambays ah ay ku qaadi doonaan malayshiyaadka Muuse Biixi ee Hargaisa

Col Caare oo  aha sarkaalka hogaamiya jamhada dagaalka kula jirta maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu soo bandhigay Ciidan Xoogan  si uu dagaal ula galo malayshiyaadka ka amar qaata Muuse Biixi .
Caare ayaa  Soomaaliland ugu hanjabay in ay weerar donaan .
 Korneelka ayaa sheegay in ciidamada cadaalada iyo sinaanta ay guulo ka gaareen dagaaladii ay lagaleen malayshiyaadka Hargaisa .
Halkan ka dhegayso .
<