(VIDEO) Isimada Puntland iyo murashixiinta oo kulan albaabada u laaban yahay uga socdo Garowe.

Isimada Puntland iyo murashixiinta madaxtinimada ayaa kulan albaabada ulaaban yahay ku leh guriga Islaan Ciise Islaan Maxamed ee magaalada Garowe.

Kulankaan ayaa daba socda kulamo  horey udhacay oo labada dhinac uga hadlayeen arrimaha doorashada.

Weriyaha Puntlandi ee Garowe ayaa halkaan kaga waramaya waxyaabaha looga hadlayo.

<