Tacsi– Howlwadeenada Puntlandi oo ka tacsiyeynaya Geerida Wariye Cawil Daahir Salaad

Innalillaahi wa inaa ileyhu Raajucuun

Geeridu waa xaq

Masuuliyiinta iyo Guud ahaan Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay tacsi u dirayaan Xaaskii iyo Caruurtii uu ka geeriyoodey Wariye Cawil Daahir Salaad oo saaka ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Guud ahaan Qoyska Reer Daahir Salaad ayaan iyana si gaara ugu tacsiyeynaynaa.

Waxaan Marxuumka ilaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Intuu ka tagayna illaahay Samir iyo Iiman haka siiyo.

Aaamiin Aaaamiiin

<