Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Gaas kuna taariikhaysnayd 22 December 2018, ayaa xilkaan loogu magacaabay Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir inuu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Waxay magacaabidaan ka dhigan tahay in xilkii laga qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug Xasan khaliif Abgaal.

Puntlandi.com.

 

<