(Dhegayso) Bosaaso oo lagu qabtay kulan lagu taageerayay Musharax Madaxweyne C/Wali Gaas

Kulan lagu taagerayay  musharaxa Madaxweyne 2019 Dr: C/Wali Cali Gaas ,Madaxweynaha Puntland ayaa lagu qabtay magalaada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland .

kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Dhalinyarada gobolka Bari ,Aqoonyahanada iyo Haweenka .

 

Dadkii ka soo qaybgalay munaasibadii lagu taagreerayay Madaxweyne Gaas ayaa dhamaantood isku raacay in Madaxweynaha uu uqalmo in markale uu xilkan qabto maadaama uu waxbadan ka qabtay Puntland ,mudadii shanta sano ahayd ee uu xilka hayay .

Dhegayso.

<