(Akhriso ) Mareykan oo duqayn ku dilay xubno katirsan Al-shabaab

Taliska  ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaano (Africom)  kana howlgala dalka Soomaaliya  ayaa  war qoraal ah oo ay so saareen waxaa  ay ku shaaciyeen in duqeyn ka dhacday  Gobolka Shabeellaha hoose ay ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo ku qornaa luuqada Englishka.

<