Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo shaaciyay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista Farmaajo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in Mooshinkii ay ka tanaasuleen xildhibaanada keenay.

Halkaan hoose ka akhriso.

Puntlandi.com

<