(Dhegayso +Sawiro) Wafdi ka socday dala Suudaan oo Bosaaso lagu soo dhaweeyay

Wafdi ka socday dalka Suudaan ayaa  maanta ka soo degay  garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland .

Wafdigan ayaa ka socday Jaamacada Baxri University ,waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Gudoomiyahya Jaamacada Bariga Afrika Dr: Aadan Sheekh Doon iyo mas,uuliyiinta jaamacada Bada cas  ee Bosaaso .

 

Ujeedada wafdigan ay magaalada Bosaaso ay uyimaadeen ayaa ah sidii ay udhaqan galin lahaayeen heshiisyo dhanka waxbarashada ah oo ay kala saxiixdeen Jaamacadaha kala ah :

1- Baxri University Suudaan , Bariga Afrika  iyo  Jaamacada Bada cas  .

 

Halkan ka dhegayso warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Puntlandi.com ee Bosaaso .

Sawirro.

<