Tacsi– Marxuum Jamaaludiin Xaaji Cali oo ku geeriyooday Dalka Oman

Waxaan tacsi udiraynaa anagoo joogna dalka Maraykanka, qoyskii asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Jamaaludiin Xaaji Cali, oo ku geeriyooday Oman Waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo marxuumkana janatul firdows eebe ha geeyo.

Tacsidan waxaa diraya dadka kala ah.
Abdirahman Sheikh Aden.
Saciido sheikh Aden.
Cali sheikh Aden.
Abdullah Ahmed Sh.aden
Ahmed sheikh.
Nimco a do.
Hawo Mocalim Dahir
Cismaan Axmed Sheekh
Nimco Cabdi
Nuur Saalax Doonyaale
Xadiyo Xaashi Xanaf
Xaawo Xaashi Xanaf

Dhamaan dadkaani waxay kala joogaan Maraykanka iyo Soomaaliya.

<