Shir albaabada u xiran yihiin oo Garowe uga socda murashixiinta iyo Isimada.

Shir albaabada ulaaban yihiin ayaa haatan magaalada Garowe uga socda murashixiinta madaxtinimada iyo qaar kamid ah Isimad Puntland.

Shirkaan ayaa xogta uu ka helayo Puntlandi waxaa looga hadlayaa arraha doorashada gaar ahaan walaaca murashixiintu ka qabaan faro gelinta lagu hayo xulista xildhibaanada iyo ciidanka amniga doorashada.

Goor dhow ayaa la filayaa in warbaahinta loo qabto.shir jaraa,id si loogu faahfaahiyo waxyaabaha kulankaan kasoo baxa.

 

<