Cabdicasiiis Laftagreen Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed

Doorashada Koonfur Galbeed waxaa cod aqlabkyad ah ugu guuleystay Cabdicasius Lafta gareen oo horay loo qoyaasayay inuu ku guulaysan doono.

Wareegii kowaadba wuxuu helay cododkii looga baahnaa tasoo meesha ka saartay in wareeg labaad la isla aado.

Musharixiintii kale way aqbaleen natiikada Doorashada, waxayna Codadka ukala heleen sidaan…


1-Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen. 101 Cod ayuu helay

2-Adan Maxamed Nuur Saransoor 22 cod ayuu helay

3-Ibrahim Macalin Nuurow. 5 cod

4-Siid Axmed sheekh Daahir 4 cod ayuu helay

5-Xuseen Cusmaan Xuseen 2 cod ayuu helay

<