(Dhegayso) Xulista Xubnaha cusub ee Baarlamanka Puntland oo heer gabo gabo ah iyo Gudiga oo fariin udiray Odayaasha dhaqanka

Xulista xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Puntland 2019 ee 66 ka xubnood ah , ayaa meel wanaagsan maraysa, waxaana horay mudadii loo qabtay  odayaasha dhanka in ay ku soo xulaan xubnaha ay ku  ekayd  15 bihsan ,balse  gudiga ayaa  odayaasha dhaqanka ugu daray mudo 5 maalmood oo kale, si ay u soo dhamaystiraan beelaha xubnaha umatalaya  Baarlamaanka.

 

Hadaba halkan ka dhegayso warbixinta uu ka diyaariyay Puntlandi.com .

 

<