(Dhegayso) Wasaarda Haweenka oo Garoowe ku qabatay aqoon isweydaarsi ku saabsan latalinta Haweenka lakulma tacadiyada Jinsiga

SAMSUNG

Wasaarada Haweenka iyo  horumarinta arimaha qoyska   ee dowlada Puntland ayaa  Garoowe ku qabatay aqoon iswaydaarsi ku saabsan  latalinta haweenka lakulma tacadiyada jisiga .

Aqoon isweydaarsigan ayaa  socon doonaa mudo sadax maalmood ah , waxaana loo qabtay isku duweyaasha wasarada haweenka  ee gobolada Puntland .

 

Wasiirka wasaarada haweenka iyo hor umarinta  qoyska ee dowladda Puntland Maryan Axmed Cali ayaa goobta sheegtay in ay ka go,ntahay sidii looga hortagi lahaa tacadiyada ay lakulmaan haweenka oo uu kufsigu kamid yahay .

Dhegayso.

<