(Dhegayso) Aragtida dadweynaha Puntland iyo sida laysaga kaashan karo Amaanka

Dadweynaha ku dhaqan  gobolada Puntland  ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan   sidii la,isaga kaashan lahaa amniga magaalooyinka  waa weyn ee Puntland sida ,Bosaaso  Garoowe iyo Gaalkacyo ,maadaama Puntland ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin 2019.

 

Ciidamada amniga ee Puntland ayaa magaalooyinka Bosaaso , Gaalkacyo iyo Garoowe waxa ay ka wadaan howlgalo lagu xaqiijinayo amniga.

Halkan ka dhegayso.

<