Wasiirka Dastuurka Federaalka Somaliyeed Mudane Xoosh oo maanta Magaalada Jabuuti si Shakhsi ah ugu raali galiyey Halgamaa Cabdikariin Qalbi-dhagax dhibkii iyo Dulmigii ay u geystay Xukuumada Somaaliyeed

Wasiirka Dastuurka ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xoosh Jabriil ayaa maanta noqday Shakhsigii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Farmaajo ee raalin gelin buuxda si Shakhsi uga bixiya Dulmugii Xukuumada Farmaajo ku sameysay Halgmaa Cabdikariin Qalbi-dhagax.

Mudane Wasiir Xoosh oo ka qeyb galaya Shirweynaha Wadatashiga Somaaliyeed ee ka dhacya Dalka Jabuuti ayaa maanta qaaday talaabo geesnimo ah oo uu ku raali galiyey Halgamaa Qalbi-dhagax, isagoo Madasha dhexdeeda ka tiraabay eryadan : Madax meel ka sareysa oo la gaaro ma jirtee, Mudane Xaal qaado “

<