Daawo Sawiro Musharax Cali Xaaji oo xaflad weyn loogu qabtay Garowe


Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cali Xaaji Warsame oo safaro dhulka ah kusoo kala bixiyey deegaanada Puntlnd ayaa maanta oo axada wuxuu lakulmay Bulshada caasimada Puntland halkaasoo xaflad balaaran loogu qabtay Musharaxa.

Cali Xaaji oo halkaas khudbad ka jeediyey ayaa sharaxay siyaasdiisa uu doonayo inuu Puntland ku hogaamiyo hadii la doorto.

Xaflada oo ka dhacdey Hoolka Jaamacada East African ee Garowe waxaa khudbado kasoo kala jeediyey Waxgarad, ganacsato, Haween iyo Qaybaha kale ee bulshada.

Hoos ka daawo sawirada Xaflada

<