Doowo Gudoomiye Musal ” Mukhtar Robow halasii Daayo Deg deg”

Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo shirJaraa’id ku qabtay Hotelka uu degan yahay ayaa sheegey in Muqtaar Robow uu yahay Muwaadin xaq u leh in la doorto uuna wax doorto sidaas darteed uu xarigiisu yahay mid shirci daro ahn, gudoomiyuhu wuxuu dalbadah in Lasii daayo Robow..
Hoos ka daawo

<