Breaking News–Gudoomiyaha Baarlamaanka DF oo amray in lasii daayo Mukhtaar Roobow

Gidoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa Qoraal uu soo saaray wuxuu Amar ku bixiyey in si deg deg ah dib loogusoo celiyo Xoriyadiisa Musharx Mukhtaar Roobow uuna dib ugu laabto Baydhabo.

Gudoomiyuhu wuxuu kaloo ka codsadey Odoyaasha iyo Soyaasiyiinta Koonfur Galbeed in Shacabka kacaan ay dajiyaan Doorashadana dib loo dhigo.

Hoos ka akhriso Qoraalka Gudoomiyaha Baarlamaanka.

<