Breaking News–Doorashadii Koonfur Galbeed oo dib loo dhigay ilaaaa

Warar hoose oo aad ugu dhow Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa noo xaqiijiyey in dib loo dhigayo Doorashada Koonfur Galbeed.

Dib u dhiga Doorashada ayaa jawaab rasmi ah waxay u tahay xariga Mukhtaar Rooboww ,waxaana Doorashada dib loo dhigay ilaa inta lagasii daynayo Nusharax Mukhtaar Roobow, waxaa sidaas Puntlandi.com u sheegay illo wareedyadayada Baydhabo.

Maanta ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu Dalbaday in lasii daayo Mukhtaar Roobow isla markaasna wuxuu Baydhabo ka dalbaday in Doorashada Dib loo dhigo.

Puntlandi.com
Baydhabo

<