Amisom oo iska fogeysay xarigii Muqtaar Roobow.

 

Wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Amisom francisco Madeira ayaa iska fogeeyay in Amisom ay ku lug leedahay xariga Muqtaar Roobow iyo usoo gudbinta magaalada Muqdisho.

francisco Madeira, waxa uu sheegay inay ka xunyihiin rabshadaha ka socda Baydhabo, wuxuuna ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay iyo.dhibaatadii kale ee ka dhacday.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Amisom.

<