DEG DEG: Muqtaar Roobow oo laga dajiyay Muqdisho.

Muqtaar Roobow oo goor dhowayd lagu xiray magaalada Baydhabo, ayaa diyaarad qaas ah oo kasoo qaaday Baydhabo waxay hadda ka degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Warsidaha Puntlandi ayaa ogaaday inay Villa Soomaaliya dalbatay in Roobow Muqdisho loogu keeno kadib markii lagu guul daraystay in Baydhabo wada hadal lagula galo laguna canqiyo inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa doorashada maamulka koonfur galbeed oo la madlan yahay 19 bishaan december.

Wixii faahfaahin ah kala soco Puntlandi. 

 

 

<