
Goordhow waxaan idiinsoo gudbineynaa muuqaalka Shir jaraa’id oo ay qabteen Xildhiibanada diidan Madaxweyne Farmaajo.
Shirka Jaraa’id waxay ku sheegeen in Mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha uu meel fiican u marayo, waxay kaloo xildhibaanadu sheegeen in hadalkii kasoo baxay Xogheynta Baarlamaanka uusan waxba ka jirin uusana awood u æahayn inuu faraha lasoo galo Mooshinka.