Taliyaha amniga doorashada puntland iyo wasiirka amniga oo ka hadlay arrimaha doorashada.

Taliyaha amniga xilliga doorashada Puntland sareeye Gaas Cabdirisaaq Diiriye Faarax iyo wasiirka amniga Puntland’ ayaa goor dhowayd warbaahinta shir jaraaid qabtay waxayna ka hadleen arrimaha doorashada iyi sugida amniga.

Taliyaha oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay inay galayso doorasho muhiim ah loona baahan yahay in si wadajir ah looga qeyb qaato sidii doorashadaas ugu dhici lahayd. Taliyuhu wuxuu inay bilaabidoonaan qorshaha lagu xaqiijinayo ammaanka doorashada.

Taliyuhu wuxuu sheegay inay masuuliyad ka saaran tahay cid walb oo doorashada ku lug leh in ammaankooda la sugo.  Wasiirka amniga ayaa isagana sidoo kale sheegay in ay dowladdu ka go,an tahay in doorashadaas sida ugu wanaagsan ku qabsoomto.

Goor dhow la socda faahfaahin intaan ka badan.

<