Qalalaasihii Siyaasadeed ee Muqdisho oo sare usii kacay kadib Xoghayaha Baarlamaanku markuu Siyaasadii soo fara galiyey

Buuqii Siyaasadeed ee ka dhashay Mooshinkii laga keeney Madaxweynaha ayaa saaka ku waabariistay waji cusub oo sare u qaadey Buuqii Siyaasadeed ee Muqdisho ku jirtay maalmihii lasoo dhaafay.

Xoghayaha Baarlamaanka ayaa waraaq uu soo saaray wuxuu ku sheegay in Mooshinkii Burbiray tasoo ka caraysiisay Xubnaha Baarlamaanka.

Sid uu Puntlandi.com u sheegay xubin ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Xoghayaha Baarlamaanku wax awood ah uma laha i uu ka hadlo siyaasada Dalka ama uu go’aan ka gaaro, wuxuu kaloo Xildhibaanku noo sheegay in Xoghayuhu uu Villa Soomaalia kasoo saaray warqada.

Arintaan ayaa bilowday Buuq cusub waxaana la filayaa in Gudoonka Baarlamaanku uu hadlo goor dhow.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<