Inter iyo Napoli oo loo awood sheegety Champion leageu guryahoodana loo direy, Liverpool iyo Tottanham oo dirqi kusoo gudbay

Kooxaha Inter Milano iyo Napoli ayaa caawa loo awoodsheegtey ka dib markii ay labaduba ka hareen kooxaysigii Horyaalka kooxaha Yurub taabadalkeeda waxaa dhibco badis kusoo baxay kooxaha Reer Ingiriis ee Liverpool iyo Totanham.

Liverpool v Napoli ciyaaartan waxaa lagu ciyaaray guriga Liverpool, waxaana Goolka badinta iyo guushaba u dhaliyey Liverpool Ciyaaryahanka Reer Masar Maxamed Saalax.

Barcelona v Tottanham Ciyaartaan oo aad u xiisa badnayd waxayk ku dhamaatay 1-1 laakiin ciyaartii isla Groupe-kaan oo iyana dhexmaraysay Inter iyo kooxda reer Holland ee PSV Eindhoven ayaa waxay iyana ku dhamaatay 1-1 taasaana keentey iney Totanham ay kusoo baxdo dhibco tirsi, nasiib xumase Reer Talyaani waxay aadeen jiirooniga Koobka Yurub ee loo yaqaan Europa Leageu.

Barcelona, Liverpool, Tottanham, Paris, Dortmond, Atletic Nadrid, Fc Port iyo Schalke 04 ayaa caawa soo gudbay Champoikn Leage, kooxaha inta hartay waxay kala harayaan Arbacada.

Puntlandi.com

<