DEGDEG:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka laabtay dacwadii uu ugudbiyay maxkamada sare.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa ka laabtay dacwadii uu ugudbiyay maxkamada sare, taasoo u dhexeysay isaga iyo madaxweyne Gaas.kuna saabsanayd magacaabida guddiga xalinta khilaafaadka.

Halkaan hoose ka akhriso.