Maxkamada sare ee Puntland oo qaadaysa dacwad u dhaxeysa madaxda sare Puntland.

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maalinta berrito ah qaadaysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland iyo madaxweyne ku xigeenka, dacwadaaas oo ka dhalatay magacaabidda guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada.

Warsidaha Puntlandi ayaa fahamsan inuu dacwadaan furay madaxweyne ku xigeenka Puntland, Eng. Camey, kaasoo aan ku qancin habkii loo maray magacaabidda guddigaan.

Halkaan hoose ka akhriso.

<