Maxaa ka jira inuu guddoomiyihii barlamaanka Soomaaliya xabsi guri ku jiro?

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan xabsi guri ku yahay madaxtooyada Soomaaliya, waxa uu inta ku daray in loo diiday iyaga oo ah xildhibanno dhowr ah in ay u tagaan guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanka ma sheegin cidda ka dhigtay xabsi guriga iyo sababaha looga dhigay, mana jiro war kasoo baxay Guddoomiye Mursal oo arintaan xaqiijinaya.

Wixii faahfaahin ah kala soco Puntlandi.com

 

 

<