Madaxweyne Gaas oo maanta boorarkiisa olalaha doorashada ka taagtay Garowe.

Madaxweyne Gaas ayaa maanta markii ugu horeysay boorarkiisa olalaha doorashada ka taagtay Garowe, taasoo dadka reer Puntland u xaqiijisay inuu mar kale u sharaxan yahay xilka madaxtinimada doorashada 2019.

Madaxweyne Gaas ayaa boorarkiisa ku muujiyay hal dku dhigyo siyaasadeed iyo kaabayaasha dhaqaalaha Puntland sida garoomada diyaaradaha ee xukuumadiisa hirgalisay.

 

<